OGEYSIIS GUUD
-
OGEYSIIS KU AADAN ARDAYDA QALINJABIYAASHA SANADKAAN
Waxaan idiin Ogeysiineynaa in la keenay dharkii xafladda Qalinjabinta oo aan muddo wada sugeynay, sidaa darteed xarunta dhexe ee jaamacadda halaga soo doonto berri Insha-Allah
Xilliga 10:00AM, 19 April, 2021.
hadii warbixin dheeri u baahato kalaxidhiidh qeybta guud ee xidhiidhka, +252 614896065 / 614 896066
Ilaalinta waqtiga wa inoo muhiim Mudanayaal/Mrw.
MAHADSANIDIINCommunications Director04/18/2021 16:15