Odoo - Sample 1 for three columns

TURXAAN BIXIN

Waa Maxay  Farqiga  U Dhaxeeya  Master by Research  Iyo  Master by Coursework?

     Master by Coursework  Waa In aad  Barataa Cutubyo (Core Units, Modules or Subjects) Qaar Waajib Ah In La Barto (Compulsory) Iyo Kuwo Aad Kala Doorankarto (Electives (), Waa In Aad Xiisadaha soo Xaadirto, Leyliyadana Soo Diyaariso (Assignments) Imtixaana U Fariisato (Exams), Aadna Soo Diyaariso  Cilmi Baaris Kooban (Thesis Report).

     Master by Research  Waa In Aad Sameysaa Cilmi Baaris dhameystiran kaas oo Quseeya Ama la xariira Kuuliyadada Adiga Oo Gacan Ka Helaya Macalinkaada

 (Thesis Advisor) Iyo Jaamacadda. Marka U Dambeysana Adiga Iyo Macalinkaada (Thesis Advisor) waa in aad ku Qancisan  Guddiga (Thesis Committee)  Ahmiyadda ay Leedahay Cilmi baaristaada.

 

NB: Si laguugu ogolaado in aad sameeyso cilmi baaris aad ku hesho shahaadaada Master’s degree waa in aad marka hore soo dirtaa Thesis Proposal


Odoo - Sample 2 for three columns

HANAANKA LA MARI DOONO

 1.  Dhamaan maadooyinka la baranayo waxa ey ku bixidoonaan habka ( Research based ) oo ka duwan habkii hore ee ahaa ( Course work ), marka laga reebo  maadooyin kooban .

  2.   Arday walba waxaa lagu qori doonaa macalinka ( thesis advisor ) oo laga soo xuli doono macalimiinta hadda joogta ( faculty members ) iyo kuwo cusub.

  3.     Ardayda ku baastay imtixanaadkii horey loo qaaday waxaa eey xaq u leeyihiin in eey dalbadaan macalinka u noqonayo thesis advisor eyna soo gudbiyaan qorshaha: Cinwaanka, Habraaca, iyo Shaqada cilmi baarista  (Thesis Proposal ).

  4.     Ardayda aan weli imtixaanka galin waxaa eey heli doonaan fursad eey ku galaan imtixaanaadka dhaafay.

  5.     Jaamacaddu waxaa ey dib u soo kabi doontaa dib-u-dhaca dhanka waxbarashada ku yimid.

  6.     Arday walba wuxuu xaq u leeyahay in uu ku qalin jebiyo waqtiga ugu qoran calander-kii hore ee loo soo gudbiyay, ayadoo la marsiin doono hanan gooniya

Odoo - Sample 3 for three columns

SHURUDAHA LAGA RABO ARDAYDA:

    1. Inuu hubiyo in uusan ku jirin Users ka Inactive ka ah,

  2.   Inuu keeno cinwaano 3 ah uu ku diyaarinayo Research-ka, kuna keeno ilaa Sep 20, 2020. Kuna eg 11:59 PM.

  3.   Cinwaanka uu dooranayo waa in uu xiriir la leeyahay maadada  uu baranayo.

  4.   Hadii laguu gu soo celiyo cinwaanka waa in aad  kus soo diraa 24/Hrs gudohood.

  5.     Qofka loo aqbalo cinwaanka wa in uu usoo waa in uu xiriirkiisa kala dhexeeyo jaamcadda iyo Thesis Advisor-ka joogteeyo.

No events found.
About us

Accord University is the first of its kind in Somalia & perhaps  Africa. It is completely based on modern information and communication technologies.

Follow Us
Photos
A past event
Our Trainings
Categories
All Categories

All events: Seminars, Worships, Conferences, Graduations, will be share here.

Accord University 
Upcoming Events